Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somalia iyo Dhalinyo Dhageyso

Barnaamij gaar ah kaas oo lagaga hadlayey waayaha dhalinyarada Soomaaliada ayaa London ka dhacay, kaas oo uu Madaxweynaha Somalia marti ku ahaa.

Idaacadda VOA soo qabanqaabisay barnaamijkan, Dhalinyaradii goobta iskugu timid ayaa madaxweynaha weydiiyey su’aalo ku saabsan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha dalka, sida looga fogaan karo xagjirnimada, iyo fursadaha shaqo ee ay dawladdu u abuuri karto dhalinyarada.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/dhalinyarada.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here