Liverpool oo kaalinta labaad soo gashay

Liverpool oo kaalinta labaad soo gashay horyaalka
Liverpool oo kaalinta labaad soo gashay horyaalka

Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa caawa la cayaaray.

Waxaana ka mid ah Liverpool oo guul gaartay markii 2 iyo 1 uga adkaaytay kooxda Sunderlan.

Liverpool goolasha waxaa u kala dhaliyay Steven Gerrard iyo Daniel Sturridge.

Guushaas waxaa ay ka dhiggan tahay in Reads ay soo gashay kaalinta labaad ee kala horeynta horyaalka Premier League.

Goolka uu dhaliyay Sturridge waa kiisii 20-aad ee uu dhaliyo xilli cayaareedkan.

Cayaarta kale ee la cayaaray caawa ay ah West Ham United oo 2 iyo 1 uga adkaatay Hull City

Berri oo Khamiis ah kulamo kale ayaa jirra waxaana ay kooxaha u kala cayaari doonaan siddan:

Manchester United     05 : 45     Aston Villa       

Crystal Palace     08 : 00     Chelsea        

Southampton     08 : 00     Newcastle United      

Stoke City     08 : 00     Hull City           

Swansea City     08 : 00     Norwich City       

West Bromwich …     08 : 00     Cardiff City

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here