Liverpool oo 5-gool ku xaaqday Arsenal

Liverpool oo 5-gool ku xaaqday Arsenal
Liverpool oo 5-gool ku xaaqday Arsenal

Kooxda Liverpool ayaa si xarago leh uga adkaatay kooxda Arsenal, kaddib markii labada koox galabta ay cayaareen kulan ka tirsan horiyaalka Ingiriiska.

Weerarryahanada Skrtel iyo Sterling aya labo gool u dhaliyay Reds humiliate Wenger’s men

Kooxda Arsenal ayaa afarta gool ay ka dhashay muddo 20-daqiiqo ah, waxaana taas ay ka dhigtay in Reads ay hadda kor u soo kacday kala horeynta horiyalka Premier League.

Cayaartoyda macalin Arsene Wenger ayaan guuldaro kala kulmin garoonka Anfield tan iyo bishii March 2007, waxaa jab weyn ahaa in 20-daqiiqo gudahood laga dhaliyo afar gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here