Lippi oo ka cabsi qaba horiyaalka Serie A in uu noqdo mid xiiso lahayn

Lippi oo cabsanaya horiyaalka Serie A-da
Lippi oo u cabsanaya horiyaalka Serie A-da

Macalinkii horre Juventus, Marcello Lippi ayaa ka cabsi qaba kooxda Bianconeri in ay ku guuleesato markii seddaxaad oo isku xigga hoggaanka Serie haddii ay ka adkaato Roma, balse waxa uu lee yahay haddii sidaas uu noqdo waa merax.

Labada koox ee Juventus iyo Giallorossi waxaa u dhexeeya shan dhibcoo, waxaana kulan darbi ah ay yeelan doonaan Axadda berri ah.

“Roma waxa ay u cayaartaa qaab cayaareed aad cajiib u ah balse guul daro maweyn doonto marka booqato Turin,” Lippi ayuu u sheegay RaiSport.

“Haddii Juve ay guuleesato Axadda berri ah,horiyaalka wuxuu noqon doonaa mid marax ah.”ayuu markale yiri.

Dhinaca kale, Lippi ayaa sheegay in la soo gaaray xilligii uu la wareegi lahaa shaqada kooxda qaranka Italy, isagoogana kala wareegaya Cesare Prandelli koobka adduunka 2014.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here