Lionel Messi oo ka tagaya Barcelona dhammaadka xilli cayaareedkan’

301854_heroa

Lionel Messi ayaa loo badinayaa in uu aado kooxda Manchester City isagoona shaaciyay in uu ka tagayo kooxda Barcelona dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Messi, oo ka soo qalinjibiyay xarunta Barca ee academy, ayaa la aaminsan yahay wada hadal uu kula jiray maamulka kooxda oo ku saabsan in loo kodhiyo heshiiskiisa uu burburay.

Sida uu baahiyay Talafishan afka Spanish-ka ku hadla, Messi ayaa laga yaabaa in uu aad horiyaalka Ingiriiska Premier League.

Wariye Francois Gallardo oo ku sugan caasimada Spain ee Madrid ayaa u sheegay wargeyska  Punto Pelota in cayaaryahanka uu saluugsan yahay mushaarka uu hadda qaato

Gallardo ayaa ku sifeeyay Messi ka tagistiisa garoonka Nou Camp markii looga baxay ballamo loo sheegay.

Messi’ heshiiska uu kula joogo Barcelona wuxuu ku egyahay sannadka 2018.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here