Lasoco Cayaarta Galabta Dhex,mari doonto Kooxaha Heegan&Nasiib Ee Reer Jowhar.

kubadCayaar ka tirsan Cup ka Shongole National Cup ayaa la filayaa in galabta ay Fooda isku daraan Kooxaha Heerka koobaad iyo Heerka labaad kuwaasi oo kala ah Heegan Oo ah koox ka tirsan Heerka Labaad halka kooxda kale ay tahay Kooxda Nasiib oo ka Tirsan Heerka 1 Aad ee Naadiyadav Sportiga Ee ka jira Degmada jowhar Xarunta Gobolka Shabellaha dhexe Cayaartaasi oo ka dhici donto Snai Stadium Ee Degmada jowhar.

shabakada wararka Midnimo.com waxay Akhristayaasheeda u balan qaadeysaa in ay Usoo gudbin doonto Natiijooyinka Cayaartaasi xili shabakada ay hore idiinkugu soo gudbin jirtay cayaarahii ka sii horeyay tartankani galabta ay u madal san yihiin Heegan iyo Nasiib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here