Lama joojiye oo xulkiisa Guul ku hogaamiyay+Sawiro

Cristiano Ronaldo ayaa joojin la’ dhalinta Goolasha waxaana uu qarankiisa ka caawiyay ineey garaacaan xulka Latvia is reebreebka Koobka aduunka.

Cristiano ayaa dhaliyay 2 kamid ah Goolasha sadexda ah ee xulkiisa ku garaaceen Latvia halka Goolka sadexaadna uu isaga caawiyay.

Daqiiqadii 41 aad ee qaybtii hore iyada oo ay ciyaartu ku dhawdahay in ay barbaro gool la’aan ah ku dhamaato waqtiga nasashada ayuu Cristiano Ronaldo xulka qarankiisa u dhaliyay goolka furitaanka wuxuuna noqday gool ayna ka soo kabsan Latvia wuxuuna ciyaarta Ronaldo ka dhigay 1:0 sidaa ayaana lagu kala nastay qaybtii hore ee ciyaarta.

Daqiiqadii 63 aad ee qaybtii danbe ee ciyaarta Cristaino Ronaldo ayaa dhaliyay goolkiisa labaad ee kulankan wuxuuna markale goolkan ku dhalyay madax kadib markii uu ka faa’iidaysatay qalad ay difaaca Latvia sameeyeen si uu ciyaarta uga dhigo 2:0 ay uu xulka qarankiisa Portugal hogaanka ciyaarta ku dheeraysatay.

Laakiin daqiiqadii 67 aad Ronaldo ayaa markale isku badalay caawiye kadib markii uu xidiga André Silva uu ka caawiyay in uu dhaliyo goolka saddexaad ee Portugal waxayna ciyaartu noqotay 3:0 uu xulka qaranka Portugal ciyaarta ku dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here