Labo Gabdhood oo ka mid ahaa Ardayda Muqdisho oo la toogtay

ASTAANTA-BASTOOLADA

Sida ay sheegayaan dad kusugan Degmada Dharkiinleey waxaa halkaasi lagu dilay labo Gabdhood oo ka mid ahaa Ardayda wax ka barta Magaalada Muqdisho.

Arintaan ayaana weli la ogeyn waxa keenay dilkaasi iyadoo cabsi ay soo wajahday dadka deggan Xaafada uu dilku ka dhacay.

Kooxda dilka geystay ayaa la sheegay inay ku hubeysnaayeen bistoolado waxaana ay kabaxsadeen goobtaasi.

Faah faahino intaasi ka badan dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here