La Soco Kulamada Maanta Ee Horyaalka Ingriiska

Kulumo katirsan Horyaalka Premier League ayaa galabta ilaa iyo Caawa la ciyaarayaa waana kulankii sadaxaad oo ka tirsan Horyaalka dalkaas .

Waxaa galabta iyo caawa si toos ah loo ciyaari doonaa kulamo ka tirsan horyaalka Ingriiska kulamadaas oo aad u adag kulamadaas oo noqon doona kulamada sadxaad ee horyaalka.

Ciyaarta la wada sugayo ayaa waxey tahay Queens Park Rangers Vs Manchester City Kooxda City ayaa difaacaneesa horyaalka iyadoo sanadkii hore so qaaday Koobka horyaalka Ingriiska.

Manchester City ayaa laga yaabaa in qaab ciyaareedkaan ay ku soo gasho kulanka Caawa.

Manchester City (Possible, 4-2-3-1): Hart; Zabaleta, Kompany, Lescott, Clichy; Rodwell, Y Touré; Nasri, Silva, Milner; Tévez.

Sidoo kale kooxda Qpr ayaa iyadan ku ciyaari doonta Sidan.

QPR (Probable, 4-4-2): Green; Fabio, Hill, Ferdinand, Traoré; Mackie, Park, Faurlin, Hoilett; Cissé, Zamora.

Kulamada Galabta dhacaya Waxaa kamid ah.

12:45 West Ham U. ? – ? Fulham

15:00 Swansea C. ? – ? Sunderland

15:00 Tottenham H. ? – ? Norwich C.

15:00 West Bromwich A. ? – ? Everton

15:00 Wigan Athletic ? – ? Stoke C.

17:30 Manchester C. ? – ? Queens Park R.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

Midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here