Kuwait: Xildh. aflagaadeeyay qoyska boqortooyada Sacuudiga oo 14 sano xabsi ah lagu xukumay

69668246711a748d2163Abudlhamid Dashti, ayaa horaantii sanadkan waayay xubinimadiisii Baarlamaanka, markii Baarlamaanku uu go’aamiyay in laga qaado xanaasaddii Xildhibaanimo.

Maxkamaddu waxay ku xukuntay 11 sano oo ka dhan ah aflagaadada qoyska Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo saddex sano iyo bar kale oo xarig ah, oo la xiriirta aflagaado kale oo uu kula kacay Dowladda Bahrain.

Abudlhamid Dashti oo ka soo jeeda Shiicada Kuwait, ayaa waxaa la soo sheegayaa in xukunkan uu ku dhacay, isagoo ka maqan dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here