Kullamada maanta la ciyaari doono Horyaalka Ingiriiska

Horyaalka IngiriiskaAqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa kullamada maanta laga ciyaari doono Horyaalka xiisada iyo xamaasada badan ee Ingiriiska iyo saacadaha laga daawan doono Geeska Afrika.

  • Burnley 12:30 Man City
    Hull 15:00 West Brom
    Leicester 15:00 Middlesbrough
    Liverpool 15:00 Sunderland
    Swansea 15:00 Crystal Palace
    Chelsea 17:30 Tottenham

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here