Kulankii 8-aad ee Dhalinyarada Midowga Masaajidda Waqooyiga America

Kulankii 8-aad ee Dhalinyarada Midowga Masaajidda Waqooyiga America oo si habsami leh u socdo

Maanta oo Jimce ah waxaa si reasmi ah u bilaawday kulankii 8-aad ee Shirkii Nus-Sanadlaha ahaa ee loo qaban jiray Dhalinyarada Golaha Masaajidda W/America.

Shirka waxaa Marti galinaya  dhalinyarada kala duwan ee Maraakizda Golaha Imaamyada oo Magacooda loo yaqaan. North American Council of Somali  Youth NACSY…

Waxaana kasoo qayb galidoona Culimo waaweyn oo kamid yihiin Sh. Mohamed Idiris, Sh. Abdirahman Sh. Cumar iyo Sh. Abdullahi Ibrahim.
Dhalinyarada kasoo qayb galaysa waxay ka kala imaanayaan Gobalada ama Magaaloyinka; Minneapolis, Nashvile, Columbus, Seatle WA, Boston, Lewiston iyo Portland Manie… wixii dheeraad oo faafaahinna waxaa lagala xiriiri karaa..

Bro Abdiqani Abdi
(207) 513-0130
Lewiston, Maine
Salamu alaikum.

Kulankii 8-aad ee Dhalinyarada Midowga Masaajidda Waqooyiga America
Kulankii 8-aad ee Dhalinyarada Midowga Masaajidda Waqooyiga America
 
 
Fadlan wixii ogeysiis ah ku soo hagaaji