Kulan wada tashi ah shirka London oo ka dhacay Chatham House Dhageyso

Eng Yarow Shariif Adan

Iyadoo hoggaamiyeyaasha caalamka ay isku diyaarinayaan kulan ka dhici doona magaalada London oo looga doodi doono mustaqbalka dalka iyo arrimaha dib u dhiska, ayaa waxaa kulan la isku dhaafsanayey fikrado kala duwan waxaa lagu qabtey aqalka Chatham House ee magaalada London.

Kulankaasi waxaa ka soo qeybgaley aqoonyahanno, siyaasiyiin, iyo xubno ka tirsan ururrada bulshada Soomaalida. Waxa xubnahaasi shirkaasi ku wehliyey wakiilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada ee arrimaha Somalia, Mr Nicholas Kay.

VOA wareysi ay  kala yeelatay shirkaasi Eng Yarow Shariif Adan oo ah siyaasi iyo aqoonyahan deggan Britain oo ka mid ahaa ka qeybgalayaashii lagu casuumey kulankaasi.

Halkan ka dhageyso.

[powerpress:  url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/yarow1.mp3″]

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here