Kooxo saakay dil ka geystay Muqdisho oo la qabtay

12552617_167801800251116_6780119835580811546_nCiidamada amaanka Gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku dhigay 2 nin oo dableey ah, kuwaasoo saakay 2 ruux oo shacab ahaa ku dilay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir.

Labada qof ee la dilay ayaa saarnaa Mooto Bajaaj, waxaana dableyda dilka geysatay iyagana ay wateen Mooto Bajaaj ah, iyagoona rasaas ooda uga qaaday marxuumiinta dhintay.

Cabdi Fitaax Cumar Xalane, oo ah afhayeenka Gobolka Banaadir, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada amaanka ay soo qabteen dableyda dilka geysatay iyaga iyo Hubkii ay wax ku dileen.

Dilalka qorsheysan ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusoo badanayay magaalada Muqdisho, waxaana inta badan dilalkaas kooxda al-shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here