Kooxda Heegan oo ceyrisay macalinkeeda “Felix Nwosu”

Fkex NwosuKooxda Kubadda Cagta Heegan, ayaa goordhow shaqada ka ceyrisay Tababarahoodi Felix Nwosu,

kadib laba kulan uu kooxda leeliyay horyaalka cusub ee Soomaaliya 2016/2017.

Tababare Felix Nwosu oo u dhashay dalka Nageria ayaa Heegan ugu yimid dalka Nageria,maamulka Sare ee Heegan ayaana arintaan isla gartay oo ah in Felix Nwosu shaqada laga joojiyo wuxuuna noqday tababarihii ugu horeeyay ee shaqada kooxda laga joojiyo xiligaan,

Heegan ayaa booska uu baneeyay Felix Nwosu ku badashay tababaraha guulaha badan ee Gaatamow.

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here