Koox Hubeysan oo Qof Rayid ah Ku Dilay Muqdisho

Dableey Hubeysan ayaa waxay xalay wiil dhalinyaro ahaa ku dileen Degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho iyadoona faah faahino kasoo baxayaan dilkaasi.

Seddex Dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bistoolado ayaa toogtay wiilkaasi oo kusugnaa Meel ku dhawaa Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa hadda lama oga Sababta ka dambeysa dilka wiilkaasi loo geystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here