Koox Hubeysan oo ku bililiqeystay Sh/Hoose Raashin Mucaawimo ah

Koox Hubeysan ayaa waxay wadada ugaleen Gaadiid Gurmad Bini’aadanimo usiday dadka ku dhaqan Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.

waajid

Wararka waxay sheegayaan in gaadiidkaasi loo galay Deegaanka Ceel wareegoow xilli ay marayeen waxaan dableyda Hubeysan ay rasaas ku fureen baabuurta inkastoo aan lasoo sheegin khasaaro ka dhashay Rasaastaasi.

Waxa la sheegayaa in Kooxda wadada gashay ay dhac ugeysteen deeqda Mucaawimada ahayd ee Gaadiidkaasi wadeen iyadoo darawaladii baabuurtaasi kaxeeneysana la sheegay inay baxsadeen markii la rasaaseeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here