Kismayo: Sawiro muujinaya horumarka dekada Kismaayo

Sawiro cusub oo laga qaaday dekadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa muujinaya horumar uu gaaray maamulka Jubbaland oo ku aadan dekadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Sawirada ayaa muujinaya maraakiib badan oo ku xeran dekada magaalada Kismaayo iyo kuwo laga dajinayo shixnadaha saaran.

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay balaarin doonaan horumarka ay ka sameynayaan dekada magaalada Kismaayo iyo garoonka diyaaradaha.

Hoos ka daawo sawirada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here