Khuburo sheegtay in Awooda Al-shabaab ay sii kordheyso+Dhagyso

alshabaab-training4-450x300Khubarada reer Galbeedka ayaa ka digay in taageerada Alshabab ee gobolka Bariga AFrika ay kordheyso, ka dib weeraradii lagaga geystay suuqa Westgate bishii September. Inta waxa dheer in kooxda Alshabab ay sii kordhisay xiriirka iyo isla markaana kuwa la jaal ah ka abuurato, Kenya kaliya ma ahee dalalka Tanzania iyo malaha Ethiopia.

 

 

 

 

Halkaan ka dhagayso Warbxinta oo dhan:

Source:VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here