Kenya oo beenisay in ciidamadeeda ka macaashaan Dhuxusha Soomaaliya

Militia allied with the Federal Government of Somalia and Kenyan Defence force soldiers walk through a charcoal loading area in Burgabo, Southern Somalia on December 14, 2011. Burgabo is a Somalian port village which has been secured by Kenyan forces as they advance further up the Somali coastline in search of Al-Shabaab fighters. AFP PHOTO/Carl de Souza (Photo credit should read CARL DE SOUZA/AFP/Getty Images)

Kenya ayaa beenisay eedo soo cusboonaaday oo ku saabsan in ciidamadeeda ay ka faa’idayaan dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo ah ganacsi socday, iyadoo ay jirto joojinta Qaramada Midoobay.

Afhayeenka madaxtooyada Manoah Esipisu, ayaa sheegay in warbixinta ay soo saareen kooxda Qaramada Midoobay ee la socota howlahaasi ay ku saleysan tahay eedo hore ay u soo saareen ururada aan dowliga aheyn ee NGO-yada, ayna hal ujeedo leedahay oo ah in niyadda laga jabiyo ciidamada Kenya. Wuxuuna ku tilmaamay warbixinta wax aan jirin.

Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaastay in ciidamada ay ka helaan 12 milyan oo doolar sanadkii canshuurta ay ka qaadaan dhuxusha la dhoofiyo.

Xigasho: BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here