Kasoo Bilaaw India,Yeman,Syria & Sudan: Sideey Muslimiinta dunida ugu dabaal dageen ramadaanka?

Dhamaan Muslimiinta ku nool dunida daafaheeda ayaa si isku mid ah u Sooma Bisha barakeysan ee Ramadaanka.

Inkastoo si iskumid ah u soomaan Muslimiinta, hadana waxaa kala duwan qaababka ay u afuraan, waxaana halkaan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaal Kooban oo Telefeshinka Al Jazeera ka diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here