Kaalintee ayuu Madaxweyne Xasan kaga jiraa madaxweynayaasha ugu aqoonta badan Afrika?

Aqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa 13-ka Madaxweyne ee ugu aqoonta badan madaxweynayaasha Qaarada Afrika.

Aqoonta waa u muhiim qof kastoo xirfadle ah, gaar ahaan waa lagama maarmaan in qofka madaxweynaha ah uu aqoon maadi ah iyo mid diineedba leeyahay, waxaana aad u adag in qof aan aqoon lahayn uu hogaamiyo dal dhan islamarkaasna uu gaarsiiyo horumar iyo barwaaqo.

Qaar kamid ah madaxda Afrika malahan aqoon jaamacadeed, xitaa qaarkood mahaystaan shahaadada Dugsiga Sare.

Afrika oo ka kooban 54 doowladood, ayaa waxaa laga soo xushay 13-ka Madaxweyne ee ugu aqoonta badan, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh maxamuud uu ka galay kaalinta 13-aad.

13) Hassan Sheikh Mohamud (Somalia)

hassan

Madaxweyne Xasan Shiikh, waxa uu waxbarashadiisa Dugsiga Hoose Dhexe kusoo qaatay magaaladii uu ku dhashay ee Jalalaqsi, sidoo kale waxa uu shahaadada Diploma ka qaatay maadada Tiknolojiyada Jaamacaddii Ummada.

Sidoo kale waxa uu shahaadada Mastarka ka diyaariyay maadada (B.T), jaamacada Bhopal ee dalka India.

12) Hage Geingob (Namibia)

hassan Hage Geingob

11) Jorge Carlos Fonseca (Cape Verde)

Jorge Carlos Fonseca

10) Ellen Johnson Sirleaf (Liberia)

ellen-johnson-sirleaf

9) Faure Gnassingbe (Togo)

President Barack Obama and First Lady Michelle Obama greet His Excellency Faure Essozimna Gnassingbe, President of the Republic of Togo, in the Blue Room during a U.S.-Africa Leaders Summit dinner at the White House, Aug. 5, 2014. (Official White House Photo by Amanda Lucidon)
President Barack Obama and First Lady Michelle Obama greet His Excellency Faure Essozimna Gnassingbe, President of the Republic of Togo, in the Blue Room during a U.S.-Africa Leaders Summit dinner at the White House, Aug. 5, 2014. (Official White House Photo by Amanda Lucidon)

8) Robert Mugabe (Zimbabwe)

Robert Mugabe

7) Ibrahim Boubacar Keïta (Mali)

Ibrahim Boubacar Keïta

6) Dr. Ameenah Gurib (Mauritius)

ameenah-gurib-fakim

5) Dr. Mulatu Teshome (Ethiopia)

Dr. Mulatu Teshome

4) Alassane Ouattara (Côte d’Ivoire)

alassane-ouattara

3) Dr. Peter Mutharika (Malawi)

Dr. Peter Mutharika

2) King Mohammed VI (Morocco)

king

1) Dr. Thomas Boni Yayi (Benin)

Dr. Thomas Boni Yayi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here