Juventus oo baadi-goob ugu jirta xiddigga Real Madrid Higuain

Kooxda Talyaaniga Juventus ayaa ku soo biirtay kooxaha baadi-goobka ugu jira weerrar yahanka kooxda  Real Madrid Gonzalo Higuain.

Wargayska Calcio News ayaa maanta oo Sabti ah qoray in naadiga Bianconeri ay bilowday deddaad ku aadan siddii ay ula soo wareegi lahaydn gool dhaliya reer Argentine, marka uu dhammaado xilli ciyaareedka.

25-jirkan ayaa  noqday xiddiga kaliye een la qabsan tababarihiisa Jose Mourinho, laakin waxa uu dhaliyay xilli ciyaareedkan 7-dool 10-kulan oo u ciyaaray.

Kooxda Los Blanco ayaa ku dooneysa ciyaaryahankan illaa €30milyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here