Jubbaland oo gaadiid Casri la wareegtay +Sawirro

Hay’ad dhinaca mashaariicda horumarineed u qaabilsan Jarmalka oo marka Magaceed la soo gaabiyo loo yaqaano GIZ ayaa Maanta Maamulka Jubbaland ku wareejisay ilaa lix Gaadiid ah.

Gaadiidkaas oo ah nooca loo yaqaano nooca Toyota land cruiser,ayaa waxaa Hay’adda laga leeyahay Jarmalka kala wareegay Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan.

Sidoo kale Goobta wareejinta waxaa ku sugnaa Wasiirka xiriirka iyo qorsheynta Jubbaland Aadan Aw Xirsi,waxana dowladda Jarmalka uu uga mahad celiyay garab istaaga Maamulka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here