Jubba: ma wareejineyno Dekeda iyo Garoonka

dekeda-kismaayoWar kasoo yeeray Maamulka KMG ah ee Jubba, ayaa lagu sheegay ineeysan DFS ku wareejin doonin Dekeda iyo Garoonka Magaalada Kismaayo.

Wasiiro Doowlada maamulkaas, Cabdi Qani Cabdi Jaamac, oo maanta wareysi siinayay warbaahinta Kismaayo, ayaa waxa uu sheegay, in wareejinta labadaas Goobood ay ka horeyso hirgalinta heshiisyadii ay la galeen Doowlada Federaalka.

Halkaan ka dhagayso:

 

1 COMMENT

  1. Waxaa cadaan ah in maamulka axmed madooobe wuxuu iibsadey wadankii waa dalaal u shaqeeya cadowga kuukeyga waayo wuxuuu iloobey waxaa xureeyey ciidanka somaliya waan la soconaa xasuuqa uu wado maamulkaan u shaqeeya kuuukeyda waayo waxaaa waley qabiil waxaa shidaal laga baartaa baddii soomaliya siyaasiyiintii waxay kala qeybiyeen shacabkii kisyaamo waxay noqotey xabashiii shacabka soomaaliyeed axmed madowbe wuuu ogsooon yahay in waqti yar u harey wuxuuna ka cabsi qabaa in kuukeyda ilaalineyso ay baxdo asagoo rabo in kuukeyda meelo kale ay u xoreeyaan ciidanka xooga dalka soomaliyeed wey ku filan yihiiin in ay kismaayo xoreeyaan dowladaa laga rabaa go,aan cad waayo axmed madoobe waa daba dhelif cadowga soomaliya in ay nabad hesho waa qabqable dagaal ooge u baahn in la maxkamadeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here