Jowhar: Taliyihii Nabadsugida Shabeelaha Dhexe oo la dilay

Magaalada Jowhar
Magaalada Jowhar

War goordhow naga soo gaaray magaalada Jowhar, ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dileen Taliyihii Nabadsugida Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in taliyaha uu diley mid ka mid ah ciidamada nabadsugida iyadoo aan la sheegin sababta dhabta ah ee loo diley taliyaha. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in sidoo kale saddex ka mid ah ciidamada nabadsugida ay ku dhaawacmeen,

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here