Jowhar oo yeelatay Muuqaal ka duwan kii ay lahaan jirtay (Dhageyso Warbixin)

jowhar4Magaalada Jowhar ee xaruunta maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ku qulqulaya Siyaasiyiin iyo Musharaxiin damac kaga jira qabashada xilalka Aqallada Hoose iyo Midka Sare ee dowladda cusub ee Soomaaliya.

Arrintaasi, ayaa magaalada Jowhar u yeeshay muuqaal ka duwan kii ay lahaan jirtey, marka loo eego saxmadda iyo ganacsiga.

Halkan ka dhagayso warbixin arintaas ku saabsan:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here