Jowhar: Gudd. degmada Aadan Yabaal oo sheegay inuu ku sugan yahay degmadaas

Ciidamada Milatariga oo dhaqdhaqaaq xoogan ka wada Shabeelaha Dhexe
Ciidamada Milatariga oo dhaqdhaqaaq xoogan ka wada Shabeelaha Dhexe

Guddomiyaha degmada  Aadan Yabaal  Maxamuud Sheekh Xasan  oo wareysi siiyaya warbaahinta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ciidamada milateriga dowladda gacanta ku hayaan degmadaas.

Gudoomyaha degmada Aadan yabaal Maxamuud Sheekh Xasan oo wareysi siiyaya saxaafada gobolka shabelada dhexe ayaa wuxuu yiri  “ Ciidmadda milateriga dowlada waxey saldhig ka sameesteen duleedka degmada, ciidamada AMISON  waxey joogaan Mubaax mana soo gelin degmada waqtigan waxaan ku suganahay degmada Aadan yabaal oo dadweynah ayaan weydiin kartaa, ciidaanka meel shanboql mitir (500m) ujirta magaalada ayaa raashin  loogu diyaariyanaa.

Gudoomyaha degmada Aadan yabaal Maxamuud Sheekh Xasan oo waresiga uga waramayay xaalada degmada iyo ciidanka dowladda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here