Jowhar: Aqriso magacyada Musharaxiinta ku tartamaya kuraasta Aqalka Hoose

jowhar8Magaalada Jowhar ee xaruunta Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa goordhow waxaa ka bilaabatay doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee deegaanada Hirshabeelle.

Kuraasta lagu tartamayay ee qabiilada ayaa waxaa ergoooyinkooda la geeyay hoolal loo diyaariyay in Musharaxiinta tartameysa ay ku doorteen.

Saddex ka mid ah kuraasta maanta la dooranayo waa Beesha Xawaadle, waxaana ugu adag Kursiga ay ku tartamayaan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Hadaba Kursaasta Qabiilada ee loo tartamayo Xildhibaanada Aqalka Hoose waxay kala yihiin sidan:-

Kursiga 1aad – Beesha Yaxar

  • 1- Khadiijo Maxamed Diiriye
  • 2- C/llaahi Maxamuud Xayle

Kursiga 2aad Xawaadle Cali Madaxweyne-

  • 1-Dahabo Xasan Axmed
  • 2- C/fataax Xasan Afrax
  • 3- C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe
  • 4- Xasan Cali Cabdi
  • 5- C/raxmaan Jimcaale Cusmaan

Kursiga 3aad reer Ow-Xasan

  • 1- Faarax Sheekh C/qaadir
  • 2- Cusmaan Axmed Maxamed
  • 3- Ilyaas Maxamed C/kariin

Kursiga 4aad Xawaadle-Cabdale

  • 1- Maxamed Xasan Ibraahim Qoono
  • 2- Bishaar Xasan Xirsi
  • 3- C/casiis Xasan Camalow

Kursiga 5aad Xawaadle Ibraahim Ciise

  • 1- C/risaaq Cumar Maxamed
  • 2- Cabdi Yuusuf Guurre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here