Jordi Alba: Real Madrid aad ayey uga cabsataa Messi

Thanks for installing Google Drive.
Thanks for installing Google Drive.

Jordi Alba ayaa ku qeexay Cristiano Ronaldo in yahay xiddig aad muhiim u ah balse wuxuu caddeeyay Real Madrid in aad uga cabsato Lionel Messi iyo Barcelona.

Isagoo ka hadlaayay kulanka adag ee Clasico ee ka dhacaya Santiago Bernabeu, ayuu cayaaryahanka reer Spain ayuu qeexay in cayaaryahanka lambarka 7-aad ee los Blancos uu guuleesan karo balse wuxuu xaqiijiyay Real in ay aad uga naxsan yihiin Messi, waayo khatar weyn ayuu ku yahay kooxda.

Si kastaba, Cayaarta Axadda soo socota dhex mareysa Blaugrana iyo Real waxa ay kala caddeen doontaa cidda ku guuleesan karta horyaalka Spain.

Shirka jaraa’id ee Jordi Alba ayuu yiri ku yiri: “Waxaan lee yahhay Leo waa joogaa maxaa yeelay isaga iyo kooxdiisa waxsa ay diyaar u yihiin in ay iska celiyaan Real Madrid, laakin waxaa qirayaa in uu Cristiano xiddiga wanaagsan oo halis.”ayuu yiri

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here