Jocab Zuma “Haysashada Eeyaha Dhaqan Uma Laha Dadka Madowga Ah Ee Koofur Afrika

Madaxweynaha Dalka Koofur Afrika Jacob Zuma Ayaa Waxa Uu Si Kulul U Weeraray  Dhawaan Dadka Rabayadeysta Ama Haysta Eeyahay Isagoo Farta Ku Fiiqay Dadka Cadaanka Ah Ee Laga Tiarada Badanyahay Ee Wadan koofur Afrika Horay Usoo Gumeysaty

Mr Zuma Ayaa Hadalkan Ka Horjeediyay Kumanaan Taageeryaashiisa Ah Isagoo Sheegay In Dadka Afrikaanka Ah Ee Koofur Afrika Aysan Dhaqan U Leheyn In Eeyga Gaariga Uu La Raaco Misne Dhabta La Saarto Iyadoo Dhaqan Xuma Ah Waxa Uu Si Aan Leex Leexad Iyo Ganbasho Leheyn Ugu Weeraray Dadka Cadaanka Ah Ee Koofur Afrika

Madaxwyne Zuma Waxa Uu Sheegay In Dhibka Ugu Weyn Ee Jira Uu Yahay In Eeyaha Gawarada Dadka Cadaanka Ah Ay Shirka Hore Saartaan Shaqalahane Qeyba Kore Ee Gaariga La Saaro Iyagoo La Kulmaya Quraxda Ama Roobka Xiliyada Qaar Da,aya Taasne Ay Tahay Ku Tumashada Xuquuqda Shaqalaha Dadka

Waraabhiinta Koofur Afrika Ayaa Hadalkan Si Weyn U Qaadandhigeysa Iyago Wareeysiyo Kala Duwan La Yeelanaya Dad Badan Oo Siyaasad Xuma Iyo Hadal Naqdin Ah Ku Tilmaamay Hadalka Madaxweyne Jacob Zuma

Qaar Kamid Ah Dadka Odrasa Arimaha Siyaasada Koofur Afrika Ayaa Hadalka Madaxweyne Jacob Zuma Ku Tilmaamay Mid Cunsuriyad Naceyb Ah Oo Ay Wali Maskaxdiisa Kasii Guuxeysa Xiligii La Gumeysan Jiray Dadka Madowga Ah Ee Koofur Afrika

Si Kasta Ma Ah Markii Ugu Horeysay Uu Madaxweyne Zuma Weerar Dhanka Afka Ah Ku Qaada Dadka Cadaanka Ah Ee Laga Tirada Badanyahay Ee Koofur Afrika Hasa Ahaate Hadalkan Uu Jeediyay Ayaa Noqanaya Mid Saameyn Weyn Ku Yeelan Doona Mustaqbalkiisa Siyaasadeed.

afiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here