Jeesoow: Ciidamada Itoobiya AMISOM kama tirsana ee….+Dhagayso

aadan jeesoowDeegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan oo ciidamadii AU ee joogay ay shalay ka bexeen ayaa isla markiiba waxaa u daba maray oo qabsaday kooxda Al shabaab.

Waxaa lagu eedeeyey shabaabku in ay dileen dad ay ku jireen Nabadoon Maxamuud Xaayow oo 75 jir ahaa iyo Nabadoon Biriq Maxamuud Cabdulle oo 85 jir ahaa iyo labo nin oo dhalinyaro ah oo lagu kala magacaabo Cabdiwahaab Buurfuule iyo Ibraahim Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here