Jeenyo & Horseed oo galabta ballansan

 

Jeenyo & Horseed oo galabta ballansan
Jeenyo & Horseed oo galabta ballansan

Kulan ka tirsan horiyaalka heerka koowaad ee dalka Soomaaliya ayaa galabta ka dhacaya garoonka Koonis ee degmada Cabdicasiis.

Labada koox ee LLPP Jeenyo iyo Horseed ayaa ku ballansan cayaartaas.

Kooxda LLPP Jeenyo ayaa ku jirta afaraad ee kala horeynta horiyaalka oo waxa ay lee dahay 17-dhibcood halka kooxda Horseed oo ku jirta lixaad ay lee dahay 9-dhibcood.

Labada koox ayaa mid kasta ku dedaali doonta siddii ay uga guuleesan lahayd kooxda kale.

Horiyaalka Soomaaliya oo hadda la cayaarayo wareegiisa labaad ayaa soo gaaray heer xiiso iyo xamaasad leh, waxaana ka qaybgalaya ilaa siddeed kooox.

Natiijada cayaartan kala soco Bogga Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here