Jawaari: Waxaa nasoo gaaray mooshin laga keenay Madaxweynaha

Gudoomiyaha Baarlamanka "Jawaari"
Gudoomiyaha Baarlamanka “Jawaari”

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu gudoonka Baarlamanka soo gaaray Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan Shiikh, kaasoo ku saabsan in Madaxweynaha uu jebiyay qodob Dastuuri ah.

Gudoomiye Jawaari, ayaa ka dhawaajiyay in Mooshinka ay qabteen shalay oo ay taariikhdu ahayd 8-da Febraayo, balse la qoray maalin ka hor.

Halkaan ka dhagayso codka Jawaari:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here