Jawaari oo gaaray magaalada Jowhar

Gudoomiyaha Baarlamanka "Jawaari"
Gudoomiyaha Baarlamanka “Jawaari”

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa goor dhow waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka shabeelaha Dhexe.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka, Odhayaasha Dhaqanka iyo xubno kale.

Ujeedka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu ku aaday Magaalada Jowhar ayaa lagu sheegay sidii uu uga qeyb gali lahaa Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Waxaa u taagan Sadax Musharax oo lagu kala Magacaabo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here