Jarmalka oo markii labaad kaguuleystay Holland tan iyo markii uu bilaawday tartanka EURO

Guushii ay xalay jarmalka kagaareen xulkaHollandwaxay muujineeysaa in jarmalka uu usoo gudbay wareega xiga,jarmalka ayaa 2-1 kumaray xulka lagu naaneeso oranjaha

Kulankii xalay dhexmaray labadan xul waa markii 5aad ay kulmaan inta laxasuusto taariikhda euro, 2kamid ah waxaa adkaaday xulkaHollandhalka labada kalena uu adkaaday xulka jarmalka mid kamdi ahna barbaro ayey galeen

Sidaas datreed guushii xalay uu jarmalka kagaarayHollandwaxay kadhigantahay ineey kasinaadaan xagga guulaha

Markii ugu horeesay ay kukulmaan tartanka euro-ha waxay ahayd sanadii 1980 waxaana 3-2 ku adkaaday xulka jarmalka,kulankii labaadna waxay ciyareen sanadii 1988 waxaana 2-1 ku adkaaday Holland halka 1992 ay markii 3aad kulmaan waxaana 3-1 ku adkaaday Holland, kulankii 4-aad ay isku soo beegmaana waxa uu ahaa 2004 waxayna ku dhamaatay 1-1

Ugu danbeyntii kulankii shalay waxa uu ahaa kulankii 5-aad oo labadan xul iska hor imaadaan waxaana 2-1 ku adkaaday xulka jarmalka,labada gool waxaa jarmalka usaxiixay xidigooda Mario gomes

Saami addow