Dalka aynu walaalaha nahay ee Djibouti, oo maamlmo kahor doowlada Soomaaliya ugu deeqday 50 gawaari, oo isugu jira kuwa Ciidamada daabula iyo kuwa dagaalka, ayaa shalay dekeda Muqdisho soo gaarsiisay 2 Taag oo kuwa Maraakiibta jiida ah.
Djibouti oo Ciidamadeeda qayb kayihiin howlgalka midowga Afrika ee AMISOM, ayaa ah doowlad si weyn u garab taagan doowlada Soomaaliya iyo shacabkeedaba, waxayna qayb weyn ka yihiin qorshaha dib u dhiska ciidanka Soomaaliya.
Aqristayaasheena sharafta leh waxaad kusoo dhawaataan Sawirada Taagaga ay Djibouti ugu deeqday doowlada Soomaaliya.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com