Jaamacadda Banaadir oo iskaashi la sameesatay Jaamacado ku yaalla Turkiga

DIINI Jamacada Banadir 29.08.2013 IMG_3805 (1)Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa iskaashi wadashaqeen la sameesatay Jaamacaddo ku yaalla magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Dr. Cabdirisaaq Axmed Dalmar waa guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir, isagoo la hadlaayay BBC-da ayuu sheegay in ay xiriir la sameesteen Jaamacado ku yaalla Istanbul isagoona intaas ku daray in ardayda barta cilmiga caafimaadka in ay heleen waxbarasho dalka Turkiga.

Wuxuu sheegay oo kale in 15 arday oo ah kuwa bartay cilmiga caafimaadka oo horrey uga baxay Jaamacadda Banaadir in ay hadda wax ka bartaan dalka Turkiga iyagoo qaadanaya taqasuska Dhakhtarka.

Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir ayaa dhinaca kale sheegay in Jaamacadda Banaadir ay noqotay jaamacada kaliye ee laga barto cilmiga caafimaadka, wuxuuna sheegay in 1500 oo arday ay bartaan cilmiga caafimaadka.

Jaamacadda Banaadir ayaa waxaa wax ka barta 3 kun oo arday kuwaasoo badankood barta cilmiga caafimaadka.

Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir ayaa sheegay in ardayda heshay deeqda waxbarasho in ay ka kala yimaadeen gobalada dalka sidda Puntland iyo Somalilan.

Aragtidaada ka soo dhiibo qoddobkan?

4 COMMENTS

  1. Jaamacadda Banaadir iyo Jaamacaddaha Dalka oo dhan waa iney sameystaan Data Storage Servers oo iyaga u gaar ah( oo ay leeyihiin ama leedahay jaamacad walba ) oo yaala dalka gudihiisa ( Soomaaliya,Soomaliland,Dowladd Degaanka iyo weliba Dalka Jabuuti ). Sababtoo ah tani waxay u fudueyn kartaa in Xogta ardeyda,macalimiinta iyo dhamaan warbixinadda iyo howlaha waxbarasho ay dalka ay dalka yaalan….
    Waa iney sidoo kale ka maarmaaan ku keydsashada xogahooda noocey doonaaba ha ahaadeen social networska sida Gmail,outlook,twiter iyo facebook… sababtoo ah xogta kuwaan lagu shubo waxaa hubaal ah in iney markey shirkadahani ku naaxaan ay gor gortan ula galaan cidii ay doonaanaan ogaal la;aantiina….
    Sababtoo ah kuwaani waxay noqdeen kuwo gacanta uGu jiro dowladdo siyaasad ahaan faraha kula jalkaa ama qas ka wada Dalka Soomaliya.Waa Dowladdo u diidan Xasilooni waarta oo ka dhalata Gayiga Soomaliyeed…si muwaadinka iyo aqoonyahanadda iyo weliba heerka aqoon ee dalka looga bad badaasho iney wax ka ogaadaan dhamaan kuwa aan kor ku soo xusey . waa iney helaan shacabka oo dhan social networks laga leeyahay dalka Soomaliya. Leeyihiina Muwaadiniin Soomaliyeed. Oo hadii berry oo dhib ka dhaco ama dabmi ay ka galan shirkadahani muwaadinka ama dalka ay u fududaato in lala xisaabtamo..
    ku keydsashada xogaha waxbarasho ee dalka ee social networks-ka aan kor ku soo sheegay. waxay si aan loo baaheyn gacanta uGu gelin karaan ha’ayado wax ka abuuraya xasilooni daradda iyo qilaafk dalka ka jiray.
    Mustaqablka waa in la helaa, lagana maarmaa ku tiirsanaanta social networksa aan kor ku soo sheegay, si loo bad baadiyo xogta Muwaadinka Soomaliyeed, meel kasta oo uu dunida ka joogo.
    Shacabka ama ha’yada waa weyn iyo kuwa ganacsigaba waa iney xil iska saaraan iney sameystaan shirkado technology-ga ama data storage companies oo laga leeyahay dalka Soomalya, leeyihiina muwaadiniin Soomali, maaha muwaadiniin kale.. ama ha’ayado kale noocee doonaanaba ha ahaadeena…
    Xogta ama Xogaha waa waxa uGu muhiimsan ee qofka beni aadamka ama dadka leeyihiin…Hadii shirkaddo dowladahooda ku lug leeyihinXasilooni daradda ka jirta Dalka soomaliya ay maalinkasta awoodaan iney helaan xogta muwaadinka Soomaliga ah..
    Dalka iyo dadkuba wey adkaaneysaa iney horey uGu sii socdaan tubta Nabadda iyo Horumar ee hada ka hana qaadey Guud ahaan Gayigga Soomaliyeed.
    Soomaliya Soomaali Baa leh…
    Soomaaliya Ha noolaato, Cadowgeedana Ciribta Hoostiisa.
    Mahadsanidiin.

  2. Jaamacadda Banaadir iyo Jaamacaddaha Dalka oo dhan waa iney sameystaan Data Storage Servers oo iyaga u gaar ah( oo ay leeyihiin ama leedahay jaamacad walba ) oo yaala dalka gudihiisa ( Soomaaliya,Soomaliland,Dowladd Degaanka iyo weliba Dalka Jabuuti ). Sababtoo ah tani waxay u fudueyn kartaa in Xogta ardeyda,macalimiinta iyo dhamaan warbixinadda iyo howlaha waxbarasho ay dalka ay dalka yaalan….
    Waa iney la yimaadaan qorshe sax oo ku aadan social networks oo ay iyagu leeyihiin…
    Waa iney sidoo kale ka maarmaaan ku keydsashada xogahooda noocey doonaaba ha ahaadeen social networska sida Gmail,outlook,twiter iyo facebook…
    Sababtoo ah kuwaani waxay noqdeen kuwo gacanta uGu jiro dowladdo siyaasad ahaan faraha kula jalkaa ama qas ka wada Dalka Soomaliya.Waa Dowladdo u diidan Xasilooni waarta oo ka dhalata Gayiga Soomaliyeed…si muwaadinka iyo aqoonyahanadda iyo weliba heerka aqoon ee dalka looga bad badaasho iney wax ka ogaadaan dhamaan kuwa aan kor ku soo xusey . waa iney helaan shacabka oo dhan social networks laga leeyahay dalka Soomaliya. Leeyihiina Muwaadiniin Soomaliyeed. Oo hadii berry oo dhib ka dhaco ama dabmi ay ka galan shirkadahani muwaadinka ama dalka ay u fududaato in lala xisaabtamo..
    ku keydsashada xogaha waxbarasho ee dalka ee social networks-ka aan kor ku soo sheegay. waxay si aan loo baaheyn gacanta uGu gelin karaan ha’ayado wax ka abuuraya xasilooni daradda iyo qilaafk dalka ka jiray.
    Mustaqablka waa in la helaa, lagana maarmaa ku tiirsanaanta social networksa aan kor ku soo sheegay, si loo bad baadiyo xogta Muwaadinka Soomaliyeed, meel kasta oo uu dunida ka joogo.
    Shacabka ama ha’yada waa weyn iyo kuwa ganacsigaba waa iney xil iska saaraan iney sameystaan shirkado technology-ga ama data storage companies oo laga leeyahay dalka Soomalya, leeyihiina muwaadiniin Soomali, maaha muwaadiniin kale.. ama ha’ayado kale noocee doonaanaba ha ahaadeena…
    Xogta ama Xogaha waa waxa uGu muhiimsan ee qofka beni aadamka ama dadka leeyihiin…Hadii shirkaddo dowladahooda ku lug leeyihinXasilooni daradda ka jirta Dalka soomaliya ay maalinkasta awoodaan iney helaan xogta muwaadinka Soomaliga ah..

    Dalka iyo dadkuba wey adkaaneysaa iney horey uGu sii socdaan tubta Nabadda iyo Horumar ee hada ka hana qaadey Guud ahaan Gayigga Soomaliyeed.
    Soomaliya Soomaali Baa leh…
    Soomaaliya Ha noolaato, Cadowgeedana Ciribta Hoostiisa.

    Mahadsanidiin.

  3. Jaamacadda Banaadir iyo Jaamacaddaha Dalka oo dhan waa iney sameystaan Data Storage Servers oo iyaga u gaar ah( oo ay leeyihiin ama leedahay jaamacad walba ) oo yaala dalka gudihiisa ( Soomaaliya,Soomaliland,Dowladd Degaanka iyo weliba Dalka Jabuuti ). Sababtoo ah tani waxay u fudueyn kartaa in Xogta ardeyda,macalimiinta iyo dhamaan warbixinadda iyo howlaha waxbarasho ay dalka ay dalka yaalan….
    Waa iney la yimaadaan qorshe sax oo ku aadan social networks oo ay iyagu leeyihiin…
    Waa iney sidoo kale ka maarmaaan ku keydsashada xogahooda noocey doonaaba ha ahaadeen social networska sida Gmail,outlook,twiter iyo facebook…
    Sababtoo ah kuwaani waxay noqdeen kuwo gacanta uGu jiro dowladdo siyaasad ahaan faraha kula jalkaa ama qas ka wada Dalka Soomaliya..
    ku keydsashada xogaha waxbarasho ee dalka ee social networks-ka aan kor ku soo sheegay. waxay si aan loo baaheyn gacanta uGu gelin karaan ha’ayado wax ka abuuraya xasilooni daradda iyo qilaafk dalka ka jiray.
    Mustaqablka waa in la helaa, lagana maarmaa ku tiirsanaanta social networksa aan kor ku soo sheegay, si loo bad baadiyo xogta Muwaadinka Soomaliyeed, meel kasta oo uu dunida ka joogo.
    Shacabka ama ha’yada waa weyn iyo kuwa ganacsigaba waa iney xil iska saaraan iney sameystaan shirkado technology-ga ama data storage companies oo laga leeyahay dalka Soomalya, leeyihiina muwaadiniin Soomali, maaha muwaadiniin kale.. ama ha’ayado kale noocee doonaanaba ha ahaadeena…
    Xogta ama Xogaha waa waxa uGu muhiimsan ee qofka beni aadamka ama dadka leeyihiin…Hadii shirkaddo dowladahooda ku lug leeyihinXasilooni daradda ka jirta Dalka soomaliya ay maalinkasta awoodaan iney helaan xogta muwaadinka Soomaliga ah..
    Dalka iyo dadkuba wey adkaaneysaa iney horey uGu sii socdaan tubta Nabadda iyo Horumar ee hada ka hana qaadey Guud ahaan Gayigga Soomaliyeed.
    Soomaliya Soomaali Baa leh…
    Soomaaliya Ha noolaato, Cadowgeedana Ciribta Hoostiisa.
    Mahadsanidiin.

  4. Jaamacadda Banaadir iyo Jaamacaddaha Dalka oo dhan waa iney sameystaan Data Storage Servers oo iyaga u gaar ah( oo ay leeyihiin ama leedahay jaamacad walba ) oo yaala dalka gudihiisa ( Soomaaliya,Soomaliland,Dowladd Degaanka iyo weliba Dalka Jabuuti ). Sababtoo ah tani waxay u fudueyn kartaa in Xogta ardeyda,macalimiinta iyo dhamaan warbixinadda iyo howlaha waxbarasho ay dalka ay dalka yaalan….

    Waa iney la yimaadaan qorshe sax oo ku aadan social networks oo ay iyagu leeyihiin…

    Waa iney sidoo kale ka maarmaaan ku keydsashada xogahooda noocey doonaaba ha ahaadeen social networska sida Gmail,outlook,twiter iyo facebook…

    Sababtoo ah kuwaani waxay noqdeen kuwo gacanta uGu jiro dowladdo siyaasad ahaan faraha kula jalkaa Soomaliya..

    ku keydsashada xogaha waxbarasho ee dalka ee social networks-ka aan kor ku soo sheegay. waxay si aan loo baaheyn gacanta uGu gelin karaan ha’ayado wax ka abuuraya xasilooni daradda iyo qilaafk dalka ka jiray.

    Mustaqablka waa in la helaa, lagana maarmaa ku tiirsanaanta social networksa aan kor ku soo sheegay, si loo bad baadiyo xogta Muwaadinka Soomaliyeed, meel kasta oo uu dunida ka joogo.

    Shacabka ama ha’yada waa weyn iyo kuwa ganacsigaba waa iney xil iska saaraan iney sameystaan shirkado technology-ga ama data storage companies oo laga leeyahay dalka Soomalya, leeyihiina muwaadiniin Soomali, maaha muwaadiniin kale.. ama ha’ayado kale noocee doonaanaba ha ahaadeena…

    Xogta waa waxa uGu muhiimsan ee qofka beni aadamka..Hadii shirkaddo dowladahooda ku lug leeyihin Dalka soomaliya ay maalinkasta awoodaan iney helaan xogta muwaadinka Soomaliga ah..

    Dalka iyo dadkuba wey adkaaneysaa iney horey uGu sii socdaan tubta Nabadda iyo Horumar ee hada ka hana qaadey Guud ahaan Gayigga Soomaliyeed.

    Soomaliya Soomaali Baa leh…

    Soomaaliya Ha noolaato, Cadowgeedana Ciribta Hoostiisa.

    Mahadsanidiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here