Islii: Booliska oo burburiyay Goobihii ay ku ganacsanayeen waratada

EF7F7FD6-E879-4658-8676-E3A9E3D7C275_w987_r1_sMuddo sadex maalmood ah waxaa xirnaa Suuqa Xaafadda ay Somalidu ku badantahay ee magaalada Nairobi ee Islii, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go’aansadeen inay shaqada joojiyaan, iyagoo ka cabanayay dad warata ah oo albaabada xarumahooda gamacsiga iyo jidadka suuqa ku soo batay.

Xalay ayaa booliska Kenya ay burburiyeen goobo ay waratada ku lahaayeen agagaaraha suuqa iyo jidadkiisa Suuqa Isli, kaasoo dhaliyay mudaahraaad dhagax tuur wata oo ay waratada iyo ganacsatada dukaanleyda isaga soo horjeedaan.

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here