Golaha wasiirada Soomaaliya oo la isku shaan dheen doono

xukumadaWarar kala duwan oo ay heshay Bogga Midnimo.com, ayaa sheegaya in dhawaan isku shaandheen lagu sameen doono xubnaha wasiirada xukuumada Soomaaliya, kuwaasoo ka kooban 55-wasiir,wasiir ku-xigeen iyo wasiiru dowlayaal.

Wasiirada la badali doono waxaa kamid ah amniga iyo arrimaha gudaha sidda ay lee yihiin ilaha warkan aan ka soo xiganay.

Arintan ayaa soo baxday markii dhawaan weerar lagu qaaday xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Lama hubo xilliga la isku shaan dheen doono xubnaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo bishii January uun la dhaariyay.

Warar kale kala soco Bogga Midnimo.com

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here