Isku aadka koobka Champions League oo la sameeyay

Magaalada Monaco, ee dalka Fraaniiska waxaan galabtii Khamiista lagu sameeyay isku aadka tartanka horiyaalaada kooxaha Yurub.

Kooxda heesata 9-jeer horiyaalka Real Madrid waxa ay lakulmeysaa horiyaalka Talyaaniga Juventus

Tabbabare Carlo Ancelotti, ayaa la kulmaya kooxda horiyaalka Serie A-da, waxaana labada koox ay kulmeen Fiinalka sannadkii  1998.

Sioo kel waxaa Group B ku jira Galatasaray iyo Copenhagen.

Barcelona iyo AC Milan ayaa markale isku dhacaya, kaddib markii afar jeer ay kulmeen seddaxdii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay.

Sidoo kale waxaa Group H-ku wehliya Ajax iyo Celtic.303990_heroa

Arsenal oo soo martay tijaabo dhib badan markii ay ka soo baxay heerarka is-reebka, waxaa ay ku biirtay Group F, waxaana kula jira Marseille, Napoli, iyo kooxda xilli ciyaareedkii hore soo gaartay Fiinalka, Borussia Dortmund.

Dhinaca kale, kooxda heesata horiyaalka Bayern Munich ayaa la kulmeysa tabbabare Manuel Pellegrini oo hadda leeliya Manchester City waana markii labad seddax sanno gudahoodthree,  waxaa Group D ku jirra Real Sociedad, Lyon iyo Manchester United.

Ciyaarta Fiinalka ee 2013-14 waxa ay ka dhici doontaa garoonka Estadio da Luz magaalada Lisbon ee dalka Portugal.

GROUP A

Man Utd

Shakhtar Donetsk

Bayer Leverkusen

Real Sociedad

GROUP B

Real Madrid

Juventus

Galatasaray

Copenhagen

GROUP C

Benfica

Paris Saint-Germain

Olympiakos

Anderlecht

GROUP D

Bayern Munich

CSKA Moscow

Manchester City

Viktoria Plzen

GROUP E

Chelsea

Schalke

Basel

Steaua Bucharest

GROUP F

Arsenal

Olympique de Marseille

Borussia Dortmund

Napoli

GROUP G

Porto

Atletico Madrid

Zenit St Petersburg

Austria Wien

GROUP H

Barcelona

AC Milan

Ajax

Celtic

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here