Waxaa goor dhoweyd ay gudiga UEVA ay ku dhawaaqeen sida ay kooxaha yurub isugu beegmayaan wareega koowaad ee Group-yada,iyadoo kooxo waaween ay isku guruub noqdeen halka qaar kalena ay kooxo yaryar ku aadeen.
Hadab waxaad kusoo dhowaataan sida laysugu beegmay.
GROUP A
Porto
Dynamo Kiev
Paris St Germain
Dinamo Zagreb
GROUP B
Arsenal
Schalke
Olympiakos
Montpellier
GROUP C
AC Milan
Zenit St Petersburg
Anderlecht
Malaga
GROUP D
Real Madrid
Manchester City
Ajax
Borussia Dortmund
GROUP E
Chelsea
Shakhtar Donetsk
Juventus
Nordsjaelland
GROUP F
Bayern Munich
Valencia
Lille
BATE Borisov
GROUP G
Barcelona
Benfica
Spartak Moscow
Celtic
GROUP H
Manchester United
Braga
Galatasaray
Cluj