ISIS oo 14 taageerayaal Real Madrid ah ku xasuuqday Iraq-Sawiro & Video

Digniin: ha daawan muuqaalada hoose hadii aadan awood u laheen..

Ugu yaraan ilaa 14 ruux oo taageerayaal Real Madrid ah ayaa ku dhintay weerar hubeysan oo ay 3 nin oo ISIS katirsan ku qaadeen maqaayad ku taal Iraq, halkaasoo ay ku kulmayeen taageerayaasha Real.

Sadex nin oo ku hubeysan AK-47, ayaa la sheegay ineey gudaha u galeen Maqaaxi ay ku kulmayeen taageerayaasha Real Madrid, kuwaasoo rasaas ooda uga qaaday dhamaan dhalinyardii halkaas ku sugneyd.

Weerarkan ayaa ka dhacay magaalada Balad, oo ah magaalo ay u badanyihiin Shiicada degta Ciraaq.

Meesha weerarka ka dhacay, ayaa sida aad sawirada ama muuqaalka ku daawan doontaan, waxaa ku dhegan Sawirka tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane.

Sidoo kale weerarkan foosha xun waxaa ku dhaawacmay ilaa 20 qof oo kale, kuwaasoo hada dhaawacyadooda lagu dabiibiyo Isbitaalada Balad.

Halkaan ka daawo Sawirada:

341F9C4C00000578-3588336-image-a-93_1463151140042 341F9C5D00000578-3588336-image-a-86_1463151006642 341F9C5300000578-3588336-image-m-96_1463151868324 341F9C5800000578-3588336-image-a-94_1463151252071 341F077000000578-3588336-Blood_stains_are_seen_on_the_floor_of_the_Real_Madrid_supporters-m-110_1463152644057

Balad ISIS **NOT MUZZED**
Balad ISIS **NOT MUZZED**
Balad **NOT MUZZED**
Balad **NOT MUZZED**

3421A93C00000578-3588336-image-a-116_1463152791086 3421B44F00000578-3588336-image-a-117_1463152871850 3421B45900000578-3588336-image-a-118_1463152992734 34215CE600000578-3588336-ISIS_slaughtered_14_Real_Madrid_supporters_at_a_fans_cafe_in_nor-a-111_1463152657306

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here