Inter oo la ganaaxay €50,000 kaddib markii la af lagaadeeyay Balotelli

Kooxda  Nerazzurri ee dalka Talyaaniga ayaa la ganaaxay kaddib markii isir sooc ama faquuq dhinaca jisiga aha ama midabka ay kula dhaqaaqeen ciyaaryahanka asal ahaan ka soo jeeda Africa ee Mario Balotelli.

Ciyaaryahanka ayaa waxa aflagaado kula dhaqaaqay taageerayaasha kooxda Inter Milan kaddib ciyaartii ka dhacday Axadii garoonka Giuseppe Meazza taasoo ku dhammaatay 1 iyo 1.

Kooxda ka ciyaarta horiyaalka Lega Serie A ayaa la ganaaxay adduun lacageed oo gaaraya illaa €50,000 .

Sidoo kale taageerayaasha Inter ayaa la sheegay in dhowr jeer ay qaladaad galeen taasoo keentay in xiriirka Talyaaniga uu ganaax dul dhigo Nerazzurri ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay xiriirka kubadda cagta dalka Talyaaniga.

Warka qoraalka oo dhammeestiran sidan ayuu u qornaa:-

Isir neceebka ama fuquuqa lagu sameeyay  [Mario Balotelli] ma ahan wax fiican waayo dhowr jeer ayey arrintaas dhacday laga billaabo 11-daqiiqo, 15-daqiiqo, 16-daqiiqo iyo 19-daqiiqo  ee qaybtii labaad ciyaarta.

2) Si la mid ah qaar ka mid ah ciyaartoyda ayaa si gaar ahaan u beegsaday laga billaabo 30-daqiiqo iyo 44-daqiiqada qaybta koobaad.

3) Qaar ka mid ah taageerayasha kooxda ayaa dhowr aflagaado bareer u geestay [Mario Balotelli] iyo ciyaartoyda.

Mario waa ciyaar caro badan, waana wax yaabaha dhumin kara kubaddiisa haddii sidan uu ku sii socdo sidaas waxa leh wariyaasha ka faalooda ciyaaraha.

 

Kooxda  Nerazzurri ee dalka Talyaaniga ayaa la ganaaxay kaddib markii isir sooc ama faquuq dhinaca jisiga aha ama midabka ay kula dhaqaaqeen ciyaaryahanka asal ahaan ka soo jeeda Africa ee Mario Balotelli.

Ciyaaryahanka ayaa waxa aflagaado kula dhaqaaqay taageerayaasha kooxda Inter Milan kaddib ciyaartii ka dhacday Axadii garoonka Giuseppe Meazza taasoo ku dhammaatay 1 iyo 1.

Kooxda ka ciyaarta horiyaalka Lega Serie A ayaa la ganaaxay adduun lacageed oo gaaraya illaa €50,000 .

Sidoo kale taageerayaasha Inter ayaa la sheegay in dhowr jeer ay qaladaad galeen taasoo keentay in xiriirka Talyaaniga uu ganaax dul dhigo Nerazzurri ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay xiriirka kubadda cagta dalka Talyaaniga.

Warka qoraalka oo dhammeestiran sidan ayuu u qornaa:-

Isir neceebka ama fuquuqa lagu sameeyay  [Mario Balotelli] ma ahan wax fiican waayo dhowr jeer ayey arrintaas dhacday laga billaabo 11-daqiiqo, 15-daqiiqo, 16-daqiiqo iyo 19-daqiiqo  ee qaybtii labaad ciyaarta.

2) Si la mid ah qaar ka mid ah ciyaartoyda ayaa si gaar ahaan u beegsaday laga billaabo 30-daqiiqo iyo 44-daqiiqada qaybta koobaad.

3) Qaar ka mid ah taageerayasha kooxda ayaa dhowr aflagaado bareer u geestay [Mario Balotelli] iyo ciyaartoyda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here