Inter iyo Napoli oo isku garab dhacay

Inter iyo Napoli oo isku garab dhacay
Inter iyo Napoli oo isku garab dhacay

Horyaalka Italy ee Serie A-da ayaa maraya meel xasaasi ah, waxaana kooxaha qaar ay ku hardamayaan siddii ay meel fiican u gaarri lahaayeen.

Sabtidii shaley waxaa la cayaaray kulamo ka tirsan horyaalka waxaana ka mid ah:-

Inter Milan iyo  SSC Napoli, cayaartooda waxa ay ku dhammaatay barbardhac 0 iyo 0.

Cayaartii labaad waxa ay dhexmartay Bologna  iyo Fiorentina, waxaa seddax iyo eber ku dhammaatay kooxda Viola.

Horyaalka waxaa hoggaanka u heysa kooxda Juventus oo ku guuleesatay markii 3-aad oo isku xigga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here