Ingiriiska oo waddo muhiim ah ka dhisaysa bartamaha magaalada Beledweyne

DCIM100MEDIAQaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka aragti dhiibtay  dhisamaha  dowladda Ingiriiska ay ka bilowday wadooyinka muhiimka ee ku yaalla magaaladaasi.

Qaar ka tirsan dadka reer Beledwayne oo ay wareysatay Goobjoog FM ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin dhismaha Ingiriiska uu ka bilaabay wadada dhex marta Beledweyne.

Injineerada wada dhismaha wadadan ayaa  sheegy in meel wanaagsan ay marayso dhismaha wadada muhiimka ah.

Dhismaha wadada deax marta bartamaha magaalada Beledwayne ayaa heer gaba gaba ah maraya, waxa ayna door weyn ka qaadnaysaa isu socodka ka jira gobolka Hiiraan.

Xigasho:Goobjoog

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here