ilaa 80 ku dhimatay weerar argagaixiso oo Faransiiska ka dhacay

Picture Shows: General Views, GV July 14, 2016 The victims and the rescue crew are seen after a truck drives through a crowd of people in Nice, France. It is reported that dozens of people have died. Non Exclusive UK RIGHTS ONLY Pictures by : FameFlynet UK ¿ 2016 Tel : +44 (0)20 3551 5049 Email : info@fameflynet.uk.com

Qof waday gaari nooca xamuulka qaada, ayaa dar darsiiyay dad isugu soo baxay meel munaasabad ka socotey magaalada Nice ee dalka Faransiiska gelinkii dambe eee Khamiista, waxana la sheegay inay halkaa ku dhinteen in ku dhow 80 ruux ayna ku dhaawacmeen tiro 100 kale ah.

Dadka ayaa u dabaal degayay maalinta Bastille Day, oo ah feesto guud oo dalka Faransiiska laga sameeyo July 14-keeda.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Faransiiska, ayaa sheegtay in wadihii gaariga ay booliisku toogteen oo ay dileen.

Wariyaha VOA-da Linda Ringe, oo goobta ku sugneyd, ayaa sheegtay inay aragtay meydadka dad fara badan oo waddooyinka daadsan.

Mas’uuliyiinta, ayaanan ku deg degin in ay tallaabadaasi ku tilmaamaan fal argagixisnimo, balse dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in daraawalku uu si ula kac ah dadka u jiirsiinayay gaariga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here