Iibka Mobile-ka oo hoos-u-dhachay sannadkii 2012 [Akhriso Daraasad laga sameeyay]

Daraasad cusub oo lagu sameyay seyladaha caalamiga, ayaa shaaca ka qaaday in Shirkaddaha Mobile-ladda ay iibiyeen 1.75-milyan oo mobile sannadkii 2012-ka, taaso oo ka dhigan hoos udhac ah 1.7 .Milyan markii la bar bardhigo 2011.

Dadka fallanqeeeya arrimah ee markadah daraaasadakaan gaartanari ayaa arintaas u aaneenahayo in dadkii iibsan jirhay mobiled ee soo wajahdahahay duruuf dhaqaale oo adega.

Arrintaan ayaa ayaa lamid ah hoos udhac isla asanadkasi 2012 ku yimad iibka mobiled dalka isbaeen taaso la sheegahay 5% in uu hoos u dhacahaya.

Warbixin ay soo saartahay hayadaha la socodka suuqyada qalabka isgaarsinta ee dalka Spian, ayaa lagu sheegay in khasaaraha hoos udhaca iibka Mobile-lada uu aad u samaameyay labad Shirkad oo ah Telephonic iyo Vodafone.

Bankiga dhaxe ee dalka Spain, ayaa isana sheegay in 13% la waayay faa’ido ka soo xaroon jiratay iibka Mobile-lada sanadkii la soo dhaafahay 2012.

Waxaa iska cad in lambaradda uu soo saaray markadahka daraasadka gaartanari uu hoos udhacaasi salka ku haayo dalabka mobile doo ku yaraadahaya suuqyad caalimka.

Sida lagu sheegay daraasadda, waxaa jirra in beec mobile-ladda uu aad u kordhay Billawgii sannadkii 2012 qeebihi danbe ayaa hoos udhac uu sameeyay xadigga Mobile-ka.

Daraasaddan ayaa sheegaysa in shirkadah Appall iyo Samsung ay ugu hoggaanka u hayeen suuqyadda iibka mobiled iyakoo 52% intii lagu guda jirahay bilahii Octoberar iyo December.

Daraasadda ayaa tilmaamaysa in hoos udhac iibka mobileed uu dhamaaday sannadkii 2012-ka, laakin sannadkan 2013-ka la filaay in wax badan la iibiyo.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here