Ibrahimovic & Ronaldo oo warqad isku dhaafsaday Twitter

 

Ibrahimovic & Ronaldo oo warqad isku dhaafsaday Twitter
Ibrahimovic & Ronaldo oo warqad isku dhaafsaday Twitter

Zlatan Ibrahimovic iyo  Cristiano Ronaldo ayaa qoraalo isku dhaafsaday bogga Twitter kaddib markii uu cayaaryahanka reer Sweden uu dabaal dagay dhalashadiisa.

Ronaldo ayaa cayaaray 90-kii daqiiqo kulankii Real Madrid ay la yeelatay Atletico kaasoo ku dhammaaday 3 iyo 0 lugta horre ee Copa
del Rey semifinalka.

Ibrahimovic ayaa sheegay in uu cafiyay wax kasta oo dhex maray isaga iyo xidigga reer Portugal.

Labada cayaaryahan ayaa dhalashadooda is dhaafsaday in kastoo uu ka dhaxeeyay hurguf.

Cayaaryahanka ku guuleestay sannadka 2013 abaalmarinta Ballon d’Or winner ayaa qoraal uu kala diray taageerayaashiisa ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay maalintii dhalashadiisa isagoona sidoo kale u diray Ibrahimovic.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here