Ibrahim Abukar oo Lagu Diley isaga oo kujira Burcad Nima ah Dalka Kanada (Daawo)

Wiil Soomaaliyed oo lagu magacaabo Ibrahim Abuukar, ayaa lagu diley dalka Kanada, iyadoo wiilkaan lagu eedeeyey in uu kuguda jirey fal burcad nima ah oo uu kula kacay qooys caddaan ah.

Laakiin sida CBC News Chanel loo sheegey ninka ladiley ayaa waxaa Biliisku ay dileen kadib markii Qooyska Guriga wiilka lagu diley ay la soo xiriireen Biliiska oo ay soo garaaceen numberka deg degaa ee 991 iyaga oo u sheegey biliiska in guriga lagu soo weerarey.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here